Guddoomiye degmo oo caawa lagu weeraray Muqdisho iyo faahfaahino ka soo baxaya

Ciidamo ka tirsan milatariga Soomaaliya gaar ahaan kuwa lagu soo tababaray Eritrea una abaabulnaa qaab beeleed ayaa weerar ku qaaday gaari ciidan oo uu la socday guddoomiyaha Dayniile Rooble Boon. Sida aan xogta ku helnay ciidanka hubeysan ee uu hoggaaminayay nin lagu magacaabo Beerey ayaa weeraray gaari uu leeyahay guddoomiyaha Dayniile Rooble Boon, xilli uu … Continue reading Guddoomiye degmo oo caawa lagu weeraray Muqdisho iyo faahfaahino ka soo baxaya